© 2009 by "sajanfashion.net" webmaster osmansajan· All Rights reserved·E-Mail:osmansajan@hotmail.com

Waxaa dhamaan la ogeesiinayaa culumaa udiinka Soomaaliyeed meel kasta oo aay joogaan gaar ahaan magaalada Muqdisho in la qaban doono siyaaradii Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Cabdullaahi oo looyaqaan Sheekh Suufi. Siyaarada waxay ka dhici doontaa ama lagu qaban doonaa magaalada Muqdisho gaar ahaan masjidka sheekh Suufi. Quraan aqriska oo socon doona sedex maalmood waxuu bilaabanayaa maalinta Axada oo ay taariikhdu ku beegan tahay 26/02/1430 hijriya ama 22/02/2009miiladi. Maalinta talaadada waxaa lasoo gabagabeenayaa siyaarta Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Suufi.
Hadaba sidaasi ha ula socdeen dhamaan culumaa udiinka soomaaliyeed